Hordhac ( Introduction )
Soo dhawoow saaxibka aqristaha ahaw, Waqti waxaan ku jirnaa wax walba ay isku badalayaan si dhaqsaha, waxaa is badalaya hanaanka loo shaqeyn jiray, waxbarashada iyo xitaa xiriirada. hadaba maadama aan la saadlin kara waxa soo socda, waxaa jira hal shey oo wax badan ka badali kara shaqadaada iyo shaqsiyadaada intaba, sheygaas waa in aad dhisto shaqsiyadaada intenetka (Personal Branding ).
Muhiimada Muuqaal Sameynta
Waxaa jira sababo badan oo aad u bilaabi kart in aad muuqaalo ku soo gusbiso baraha bulshada, Maadama maanta dadku aad u xiiseeyaan muuqaalada marka loo bar-bar dhigo qoraalada . Muuqaalka hoose waxaan kuugu soo koobay sababaha ay tahay in aad u bilaawdo safarkaaga muuqaal sameeynta.
Daawasho Wacan
Qeybta faalada waxaad nagula wadaagi kartaa waxa aad ka faaiday muuqaalkan Mahadsanid.