🎯 Seats Limited: 15 qof oo kaliya

Tababarka Xirfadlayaasha Shaqo Doonka ah

Hal maalin oo tababar ah oo kaa caawinaya inaad si xirfad leh shaqo ugu diyaar garowdo, shaqo u raadsato, una apply-gareyso marka fursad kuu soo baxdo.
Taariikh
15 June
Saacad
4:00 PM
Goobta
Taleex
Registration
$5

Maxaad ka heli doontaa tababarkan?

Tababarkan waxaa loogu talagalay qof xirfad bartay ama shaqo raadinaya, balse u baahan nidaam cad oo uu isku diyaariyo, shaqo ku raadsado, fursadahana uga jawaabo si kalsooni leh.
✅ Diyaargarow shaqo: Sida aad xirfaddaada ugu beddeli karto portfolio iyo shaqo la arki karo.
✅ Raadinta fursadaha: Meelaha shaqooyinka laga helo iyo sida aad u dhisato xiriir xirfadeed.
✅ Apply xirfad leh: Sida aad CV, message, iyo codsi shaqo ugu diyaarsato si nadiif ah.
✅ Kalsooni iyo ficil: Qorshe kuu cad oo aad ku bilaabi karto isla marka tababarku dhammaado.

Yaa ku habboon?

Ardayda dhammeystay xirfad, dhalinyarada shaqo doonka ah, freelancers bilow ah, iyo qof kasta oo raba inuu fursad shaqo u diyaar garoobo si ka xirfad badan.
Fiiro gaar ah: Tirada waa kooban tahay — 15 qof oo kaliya ayaa ka qayb geli kara.

Qaybaha Tababarka

Waxaan diiradda saareynaa saddex tallaabo oo qofka shaqo doonka ah si dhab ah ugu baahan yahay.

1. Sidee shaqo iskugu diyaarin kartaa?

Waxaad baran doontaa sida xirfadda aad baratay ugu beddeli karto shaqo muuqata, portfolio, iyo caddeyn dadka tusaysa waxaad qaban karto.

2. Sidee shaqo u raadsan kartaa?

Waxaan ka hadli doonaa hababka shaqo raadinta, networking-ka, social media professional ah, iyo sida aad fursadaha u daba-gasho.

3. Sidee u apply-gareyn kartaa?

Waxaad heli doontaa qaab cad oo aad ku diyaarsato codsi shaqo, CV, fariin xirfad leh, iyo sida aad interview ugu diyaar garowdo.

Diyaar ma u tahay inaad si xirfad leh shaqo ugu dhaqaaqdo?

Boosaska waa kooban yihiin. Is diiwaangeli hadda si aad u xaqiijiso ka qaybgalkaaga tababarka.
Web Design Courses: www.myiskuul.com   |   Website Service: www.shumacagency.com   |   Contact: 0614464338
Need Help? Chat with us

Hi

Contact on WhatsAppContact on WhatsApp