Salaam alaykum .
Soo dhawoow aqristaha sharafta lahoow. Maqaalka kooban waxaan kugu wadaagayaa sida aad ku bilaabi karto ganacsi online ah ( digital business ) Ee soo dhawoow.
Different between Online and offline business,
Ugu horeeyn inta aynaan u galin sida ganacsi online u bilaabi kartid, waxaan ka bilaabaynaa in aynu isla fahano farqiga u dhaxeeya, ganacsi offline iyo ganacsi online ,
Marka farqiga laga eego dhanka ganacsi ahaan waxba kuma kala duwana ii labaduba waa ganacsi, lkn waxa kala duwaya waa in
ganacsiga offline : waxa aad u baahantahay goob aad wax ku iibiso sida, in aad kireysato guri, qalab xafiis soo dhigato, shaqaale, shati ganacsi iwm.
Ganacsiga online : ka waxa oo kaga duwan yahay in aad ku bilaabi karto dhaqaale aad u kooban, waxaa dhacda in aadan u baahan xafiis shaqaale, oo aad ka dhex bilaabi karto gurigaaga.
What do you need to start an online business.
Si aad u dhisto una koriso ganacsi online ah marka hore waxa muhiim ah in aad go,aamiso waxa aad ganacsaneyso, sida badeecad ama adeeg,
Badeecad waa waxa la taaban karo sida dharka, cuntada iwm halka adeego yahay waxa aan la taaban karin sida, macalinimada, iwm . Marka aad go,aamiso waxa aad ka ganacsaneyso waxaa xigia in aad fahamto Social media oo kuu sahlaya in. Aad gaarto macamiil aad u badan oo wax kaa iibsata,
Daawo, Muuqaalka hoose.
Muuqaalka hoose ayaad daawan kartaa si aad si fiican ugu fahamto mowduucaan daawasho wacan
Maqaalkan waxaa sponser gareeyay MY ISKUULUL oo ah madal waxbarasho oo online ah waxaad ka baran kartaa xirfadaha digitalka iyo online business topics booqo, www.myiskuul.com/courses